Soo jeedin
Soo jeedin

Daryeelka maskaxda-bulsheed ee loogu talagalay qaxootiga dhaawacan

Isniin 09:30 - 11.30

Verein zur Unterstützung traumatisierter Migranten ee Karlsruhe

Ururku waxa uu higsanayaa in uu kor u qaado daryeelka caafimaadka iyo dhimirka-bulsheed ee qaxootiga dhibban iyo is dhexgalka soogalootiga.

  • Waxaan helnaa waqti aan ku dhageysanno oo aan fahamno, sida caadiga ah annagoo taageero ka heleyna tarjumaan.
  • Waxaanu bixinaa la-talin, waxaanu samaynaa baadhitaan hore haddii loo baahdo, waxaanu bixinaa macluumaadka ku saabsan xaalada, waxaanu ka hadalnaa doorashooyinka taageerada. Markaanu sidaas samaynayno, waxaanu fiiro gaar ah u yeelanaa agabka bukaanka waxaanu ku dhiirigelinaa doorashadooda is-caawinta. 
  • Waxaan qabanqaabinnaa daawaynta dhimirka iyo/ama daaweynta nafsaaniga ah waxaana u dhaqnaa sidii hage.
  • Waxaan la shaqeynaa dhaqaatiirta, xarumaha la-talinta iyo qareenada ama la xiriir maamulada si aan u taageerno magangalyo-doonka.
  • Waxaan bixinaa shabakad turjubaano ah.
Kooxda bartilmaameedka ah: (Tahriibayaasha)
This offer is gratis
Dr. Katharina Corrinth
Menschenrechtszentrum
Alter Schlachthof 59, 76131 Karlsruhe

Abaabulaha

This event information was updated: 2024-07-31