Adeegyada qoysaska carruurta leh

Lacagta carruurta:Dhammaan waalidiinta carruurta leh ee sida joogtada ah ugu nool Jarmalka waxay xaq u leeyihiin gunnada carruurta. Waxaad heli doontaa ugu yaraan 200 oo Yuuro bishiiba taageerada canug kasta. Akhri wax dheeraad ah

Isdiiwaangelinta  Magaaalada

Isdiwaangelintu waa Khasab:-  Wadankaan Garmalka  Waxa a sharcigiisa  qorayaa  in qofka Magaalo cusub uguura ay khasab ku tahay in uu isdiwaangeliyo, sidoo kale kan magaalo uu deganaa ka guura isna Akhri wax dheeraad ah