Xafiiska Diiwaangelinta Ajaanibta waa xafiis ka masuul ah ajaanibka. Shaqadeeda waxaa ka mid ah bixinta macluumaad iyo talo bixin, bixinta ogolaanshaha joogitaanka iyo ogolaanshaha shaqada, fiisaha, ogolaanshaha joogitaanka joogtada ah iyo ogolaanshaha dejinta. Intaa waxaa dheer, la-talinta isdhexgalka, gaar ahaan marka la eego xirfadaha luqadda.