Anaga hadaan nahay SOZPÄDAL waxa aanu fulinaa mashaariic-bulsho-waxbarasho si aan u taageerno dadka danyarta ah iyo kooxaha dadka. Marka sidaas la samaynayo, waxa aanu ugu horayn danaynaa dadka aan si ku filan u daboolin nidaamka kaalmada dadwaynaha. Waxaan ka shaqaynaa dhinaca kaalmada guri la’aanta iyo daryeelka dhalinyarada.